Learns
Baro Maanta, Guuleyso Berri.
Ku soo dhawoow Leerns 🚀
Learns waa madal waxbarasho casri ah oo loogu talagalay in ay dadka ka caawiso helidda aqoon tayo leh, xirfado cusub, iyo horumar shaqsiyeed.
Noqo khabiirka aad rabto inaad noqoto.
Haddii aad rabto horumar degdeg ah, kalsooni, iyo jihayn sax ah, mentor gaar ah ayaa ah furaha guushaada.